Baydhabo-[Warsan radio]–dad barakacyal ah oo ka tarsanaa magaalada bayadhabo oo wadada caruur kaga dhimatay sida noo shegay gudoomiyahay kaamka qasadheere cali macalin xasan sidookela wuxuu noosheegay in ay helin waxa cunto ah shan bilood la soo dhaafay .
WAREYSIGA GUDOOMIYAHAY HOOS KA DHAGEYSO