Masuulyiinta sar sare ee Ururka suxufiyiinta qaranka soomaaliyeed ee Nusoj oo Manata soo Gaarey Magalada Baydhabo ee Xaruunta Gobolka Bay waxana hogaamineyay Gudoomiyah Ururka Mudane Maahir Adan Jaamac iyo Xogayaha oo ah Mudane Mahamed Ibarahiim Mucalimo iyo Madax tababarada Ururka suxufiyinta Nusoj Ustaad faarax waxana soo Dhaweyey Gudoomiye Ku xigeenka 1-aad Nusoj Muxidiin Xasan Xuseni iyo wariyaasha Ka Howlaga Magalada Baydhabo.
HOOS KA DAAWO MUQAALKA