Qaxootiga dib ugu soo laabtay Dowladaha Dariska ah ee Kenya iyo Itoobiya iyo Barakacayaasha iyo Bulshada La soo kor degay ayaa siminaar waxaa uu maant uga bilaawday Magaalda Baydhabo.
Siminaarkan Waxaa soo qaban qaabisay Wasaardda Dib u dajinta iyo Xariirka Jaaliyadaha K.G.S iyo Hay’adda Qaxootiga u qaabilsan Qaramada Midoobay Marka Magaceeda la soo gaabiyo loo yaqaano UNHCRLiibaan Sheekh Shuceeb oo ah Agaasimaha Wasaaradda ataa ka soo qaygalayaashii tababarka kula hadlay Hoolka wasaaradda Qorshaynta K.G, waxaana uu u sheegay in tababarkan uu yahay mid socon doono Muddo sedex Maalmood ah isla markaana ay ku baran doonaan Casharo wax ka tari doono Noloshooda iyo dib uga soo kabashada Nolosha Qaxootiga iyo Barakaca.waxaa uu ahaa tababar looga gol lahaa sidii ay isu dhex gali lahaayeen Bulshada isla markaan u samaysan lahaayeen hab nololeed aan habqan ahayn iyo ku salaysan isku tashi iyo sidii qooysaska Barakacayaasha Qaxootiga dib u soo laabaty iyo Bulshado ay soo kor dageen ee ay Culayska ku yiohiin.
HOOS KA DAAWO MUQAALKA
Wariye Muktaar Sheekh Aadan Dalmar Wakiilak websitka Wadaninews24.com Baydhabo.