Xaalad caafimaad xumo ayaa laga soo sheegayaa in ay ka jirto Degmada Buurhakaba oo ka tirsan Gobolka Baay.
Tani ayaa timid kadib markii ay ku dhufutay abaaro is xiga degmada taasoo keentay in ay tabar yareeyaan daka oo ay nuglaadaan Cudurada oo jirdifaacoodo yaraado.Ma jiro isbitaalo bukaanada ay ka heli karaan daryeel Caafimaad iyo dawooyin lagu baxnaaniyo Bukaanada u soo rito cudurka.