{WARSANRADIO} Shir Jaraa id oo Uuqabtey Godoomiyaha maxakada Sare Ee maamulka Koonfur Galbeed
Somalia Sheekh Axmed Cabdulaahi Fanax. Waxa uu Kaga Hadley Garsoorka Koonfur Galbeed
in uu Kashaqeyn Waayey Taliyaha Qeybta Booliska Ee Gobolka Baay.
Korneel Mahad Cabdiraxmaan aadan. Asagoo Sheeey in Uu Maxakamadii Koonfur Galbeed
Si kumeel Gaar ah Ugu Wareejiyey Gobolka Shabeelaha Hoose. Gaar Ahaanna
Degmada Afgooye. Godoomiyaha ayaa Tlmaamey in Xafiiskiisi Baydhabo Loodiidey
in Uu Kahool Galo. Waakan Godoomiyaha Oo Kahadlaaya Shirkiisi Jaraa id.