Gudiga adeega maxakamada sare koonfur galbeed soomaaliya ayaa maanta shir jaraaid ku qabtay xaruunta maxakamada sare ee magaalda baydhabo ayaa beeniyey hadalkii gudoomiyahay maxkamada sare uu ku sheegay ina Howsha maxkamada sare loowareejiyey gobalka shabeelada hoose gudiga adeega garsooraka maxakamada sare KGS ayaa sheegey in xilka lagaqaaday gudoomiyahay maxakamada sare sidookelana si ku meelgaar ah logu wareejiyey gudoomiye cusub gudiga adeega sare ayaa sidoo kela sheegay in ay hadalka gudoomiyaha maxakamada sare uu ahaa hadal been abuur ah
,HOOS KA DAAWO MUQAALKA GUDIGA GARSOORKA