Lataliyaha Madaxweynaha koonfur galbeed ayaa u digey Siyaasiyinta ka soo horjeeda Maamulka shariif xasan
Cabdulahi maxamed idiris Lesto Lataliyaha Madaxweynaha Koonfur Galbeed Shariif Xasan Sheekh Aadan oo shir Jaraa’id maanta Magaalada baydhabo ku qabtey ayaa waxaa uu ka Hadley siyaasada koonfur galbeed iyo muranka ka dhaxeeya xildhibaano u kala qeyb samey mucaarad iyo muxaafad oo baarlamaanka koonfur galbeed ka tirsan
Wuxuu tilmaamey in waqtigan loo baahneyn in maamulka koonfur galbeed la car qaladeeyo siyaasiyinta u dhalatey deegaanada koonfur galbeedna ugu baaqey in ay joojiyan kala qeybinta mudanayasha baarlamanka koonfur galbeed