Mudo waxaa soo jiitamaya mooshin laga wado madaxweynaha konfur galbeed shariif xasan sheikh aadan kaasi oo lagu hesyto wax qabad la’aan waxaana mooshinka uu dhaliyey fikir kala duwanaansho u dhaxeysa xildhibaanada koonfur galbeed oo laba garab kala noqdey ,odiyaasha dhaqanka oo mooshinka kasoo horjeeda ,iyo siyaasiyiin gadaal ka riixaya mooshinka ka dhanka ah madaxweyne shariif xasan sanad wax ka yar u harsan
Warbixin ka hadleysa isqab qabsiga koonfur galbeed waxaa inoo diyaariyey Cabdulahi nuur aadan
HOOS KA DHAGEYSO