Madaxweynah dowladla koonfur galbeed soomaaliya oo maanta dib ugu soo laabtey magalada Baydhabo xili uu ka qebgalay shirkii madaxda maamulgoboleedyada iyo dowlada dhaxe Shariif xasan sheekh Adan ayaa waxa uu Siween usoo dhaweeyay Masuulyiinta qeebaxooda Kala Duwan oo ugu Horeeyo Kusimaha Madaxweynah Dowladla Koonfur Galbeed iyo Gudoomiyaha Baarlamanka Koonfur Galbeed Soomaliya iyo Golaha wasiirada Odayaasha iyo Urarada Bulshada qeebaxooda kala Duwan ,
intaasi ka dib Madaxweynaha ayaa waxa uu warfidiyeenka uga waramey Safarkii uu uga maqana Magalada Moqdisho oo uga qeebgaley Shirka Madaxda Maamul Goboleedyada iyo Dowlada Dhaxe .
sidoo kale madaxweynaha ayaa waxaa uu kulun is xoqwareysi ah la yeeshay Golaha wasiirada Koonfur Galbeed Soomaliya waxana la isku wareestey meesha aymareyso Shaqada isgoona madaxweynahana uga warmey Wixii ka soo baxay Shirkii Moqdisho ka dhacay ,
Shariif Xasan Sheekh Adan ayaa waxaa uu sidoo kale booqday Madaxtooyada Cusub oo iminka Dhismaxeeda Meel gabagaba ah ay mareyso isagoona indha indheeyay xafiisadaMadaxtooyadaasi.