Xildhibaano katirsan barlamanka kunfurgalbeed ayaa waxa ay Ku eedeyen Madaxweynaha kunfurgalbeed in musharka uu kajoojiyey mudaniyaashii kaso horjeedey Madaxweynaha Maamulka Koonfur Galbeed Soomaaliya Shariif Xasan Sheeq Aadan .
HOOS KA DAAWO MUQAALKA