Xilli maalmihii dambe uu jira khilaaf u dhaxeeyay Wasaaradda Dhalinyada ciyaaraha iyo kuwa Maamul Goboleedyada ayaa maanta si rasmi ah xal looga gaaray khilaafkaasi, kadib shir weyne ka dhacay Magaalada Kismaayo ee xarunta Gobolka Jubbada Hoose.
Khilaafkan ayaa ymid, kadib markii qaar ka mid ah Maamul Goboleedyada ay ka biyo diideen in ay ka qeyb galaan taratanka Ciyaaraha ee Maamul Goboleedyada iyo Gobolka Banaadir, iyadoona maanta heshiisa dhab ah laga gaaray arrintaasi.
Halkaa Hoose ka akhriso
–