Munaasabadaan Lagu celaama Saarayey malaaq MAXAMED AMIIN IBRAAHIM oo Ah Malaaqa Beesha Qoomaal Waxaa Ka Soo Qiibgalay Xildhibaan Wasiiro Ka Tisrsan Koonfur Galbeed Soomaaliya IYO Dowlada Fadaraalka Soomaaliya,
iyo Odiyaasha Dhaqanka Koonfur Galbeed Soomaaliya Qaar Ka Mid ah Odiyaasha Dhaqanka iyo Xildhibaanada Koonfur Galbeed Soomaaliya Ayaa Dhiiragalin u Soo Jeediyey
Malaaq Maxamed Amiin Ibraahim oo Ka Mid Noqanayaa Odayaasha Naqanka Koonfur Galbeed Soomaaliya
Malaaq Maxamed Amiin Ibraahim oo Loo Celeema saarayey oo Malaaqa Meesha Qoomaal
Xildhibaan Maxamed Mursal oo Looyaqaano Boorow oo Ka Tisrsan Xildhibaanada Baarlamaanka Fadaraalka Soomaaliya OO Laga soodoortay Deegaanada Koonfur Galbeed Soomaaliya Wuxuu Hambaliyo Udiray Beesha Qoomaal
Wasiirkuxigeenka Wasaarada Postada iyo isgaarsinta Xukuumada Soomaaliya Xildhibaan ibraahim isaaq Yerow Wuxuu Tilmaamay in Ka Xukuumad Ahaan Soo Dhawaynayaan Hogaankana ku Yimid Rabitaanka Shacabka.
HOOSKA DAAWO MUQAALKA