Kulan caadi ah hayn oo uga qabsoomay xildhibaanada baarlamaanka soomaaliya xaruunta golaha shacabka magaalada muqdisho islamarkaana goobjoog ka ahaayeen 173 xildhibaan ayaa waxaa maanta ka qiibgalay safiirka jabuuti u fadhiya soomaaliya xildhibaano iyo gudoomiyahay dalka jabuuti maxamed cali xumad kaasi oo xildhibaanada golaha shacabka ka horjeediyey qudbada ka hor hadal jeedanta gudoomiyahay baarlamaanka jabuuti waxaa gudoomiyahay baarlamaanka golaha shacabka maxamed osmaan jawaari oo kulanka shir gudoominayey wuu hadal soodhawayn iyo mahad celin u jeediyey gudoomiyahay baarlamaanka dalka jabuuti
intaan kadib ayaa xildhibaanada baarlamaanka soomaaliya waxaa khudbad u jeediyey gudoomiyahay baarlamanka dalka jabuutii mudane maxamed cali xumad waxaanu uu ka mahadnaqay ka qiibgalka kulanka baarlamaanka soomaaliya wuxuuna sheegay in ulajeedka ka qiibgalka uu yahay sidee ay u garab istaagilahaayeen baarlamaanka iyo dowlada soomaaliyeed,
Midkamid ah xildhibaanada Golaha Wakiilada dalka jabuuti oo asna kulanka maanta ka qiibgalay ayaa dareenkiisa la wadaagay Baarlamaanka soomaaliya.