{WARSANRADIO} Qaar Ka Mid ah Beelaha Dega Degmada Berdaale ee Gobolka Baay Ayaa isaga Baxay Shirkii Dhismaha Awood Qeybsiga Maamulka Degmada iyagoo Saluugey Qaabka Wax Loo Siiyey Beelaha Qaar
Todobaadkan Doodeena Jimcaha Waxaan Ku Marti Qaadney Wasiiru Dowlaha Wasaarada Arimha Gudaha iyo Dib u heshiisiinta KGS mudane Cabdulahi Maxamed Aadan Farey iyo Xildhibaan ilyaas Cali Xasan oo Ka Tirsan Baarlamaanka KGS
Wasiiru dowlaha Wasiirada Arimaha Gudaha iyo Dib u heshiisinta KGS Mudane Cabdulaahi Maxamed Adan Farey Iyo Xildhibaan Ilyaas Cali Hassan Oo Ka tirsan Barlamaanka Koonfur Galbeed