Beesha Garwaale oo kamid ah beelaha dega gobalka bay ee koonfur galbeed ayaa waxaa ay sheegeen in xabasho ay ka qabaan islamarkaasina kasoo horjeedaan malaaq la sheegey in dhawaan lagu doortey magaalada baydhabo kaasi oo aan beesha u dhameyn islamarkaasina shaqsi gaar ah wata oo beeshuna ay kusoo horheedaan waxeyna sidoo kale ay sheegeen in malaaqa rasmiga ah dhawaan ay dooran doonaan
Daawo Beesha Garwaale oo kamid ah Beelaha Dega gobalka Bay ee Koonfur Galbeed Ayaa Waxaa Ay Sheegeen
previous post