iyedo cudurka dabeesha inta badan dhibaatooyin u geysto goobaha aan laga helin talaalka ayaa hadana waxaa jiraa caruur yaryar ku naafoowa cudarka dabaasha degmada buur hakaba waxay ka midtahay degmooyinka inta badan aan laga helin adeegyada caafimaadka taasi ayaa sababtay in caruurbada u geeriyoodaan kuwa kelana ay la xanuunsadaan maamulka degmada buurhakaba ayaa bilaabay olala lagu baraarujinaayo dadka degaanka inay dawooyinqataan islamarkaana aad loogu taxdiro caruurta yaryer silooxubiyo badqabkooda caruur iyo xaweenbadan ayaa laga keenaa miga Fogfog taasi oo sabab u tahay inaan helikarin goobo caafimaad ku yaalo degaanada ay ka yimaadaan degaanada ku yaala gobalada baay iyo bakool shabelada hoose ayaa ah kuwa inta badan aan u dhamastarnayna Adegyada caafimaadka eyadoo hooyada iyo dhalaankauba ay u geeriyoodaan dawalacaan iyo nafaqayeri.
HOOS KA DAAWO MUQAALKA
Wariye Xuseen cali Geesay Warbaahnita wadaninews24 Degmada Buurhakabo