Kulankan lagu taagerayay Malaaq Ibrahim Leeysaamoow oo ah Malaaq ka tirsan 135ta oday ee leh awoodda xulista xubinta Baarlamaanka Beelaha Soomaaliyeed u matalaysa Baarlamaanka D.F.S. kulankan waxaa ka soo qaybgalay odayaasha dhaqanka Beesha Geelidle Dhalinyarada iyo qaybaha kala duwan Bulsha waynta Beesha Geelidle.
Waxay kulankaasi Ku muujiyeen taageerada ay u hayaan Hogaamiyaha Beeshooda Malaaq Ibaraahim Leysaamoowl.
HOOS KA DAAWO