Dalladda Midowga Warbaahinta Soomaaliyeed (SOMA), Waxa ay soo dhoweyneysaa sii deynta Cabdishakuur Shaashaa.
Dalladda Warbaahinta Soomaaliyeed (SOMA) Waxa ay uga mahadcelineysaa dadaalka iyo shaqada adag ee uu sameeyey Ururka Suxufiyiinta Qaranka NUSOJ; si uu xorriyaddiisu u helo Cabdishakuur Cabdullaahi Axmed; oo ka tirsan Telefeshinka RTN oo fadhigiisu yahay Nairobi; Islamarkaana Agaasime ka ah Idaacadda City Fm; oo ku taal xarunta Dowlad goboleedka Hirshabeelle ee Jowhar.
Waxa kale oo aan u mahadcelineynaa Xubnaha SOMA; ee ka howlgala Jowhar gaar ahaan agaasmaha Radio Jowhar Maxamed Abuukar Caseyr ahna xubin ka tirsan guddiga Fulinta SOMA, oo si fiican uga qayb galay fududeynta sii deynta wariye Cabdishakuur Shaashaa

|