Wasaaradda Garsoorka iyo Caddaaladda Koofur Galbeed ayaa tababar soconaya Muddo laba Maalmood u qabatay qaar ka mid ah Culimaa udiinka iyo Odayaasha Dhaqanka kaasoo lagu barayo sida loo xaliyo isqabqabsiga dhaqanka iyo kiisaska kale ee la xiriira kuwaasoo u baahan garsoor iyo caddaalad.
HOOS KA DAAWO MUQAALKA