{WARSANBAIDOA}Waa barnaamish ka hadlaya dhamaan dhacdooyinka ku asalaysan Nolosha Bani’aadamka
Waxaa uu ka baxaa Idaacadda Warsan habeenka Arbacada Khamiista ay soo Galayso saacadda markeey ku beegantahay Tobanka habeenimo wuxuuna hawada ka baxayaa Lixsaac habeenimo.
Haddaba ha moogaanin.
KU SOO DHAWOOW DHAGAYSIGA QEYBTII KOOWAAD EE BARNAAMISHKY ILLY WARSAN.