Baydhabo(WMN)– Shacabka Muslimiinta ah ee Aduunka ha u badnaadaan Soomaalidu waxay yihiin kuwa iska aruuriya lacago si ay u caawiyaan walaalahooda Danyarta ah ee ku nool dalka soomaaliya gaar ahaan Barakacyaasha iyo dadka baahiyaha gaarka ah qaba, waana Goobta ugu badan ee la gaarsiiyo Gurmadka Afuri Walaalkaaga, hase ahaatee waxaa weli jira kuwa aan gaarin gacanta Muxsiniinta ah sida ay shegeen dadka ku nool kaamka barakacyaasha yaaq ee Degmada Baydhabo.
waxaa ay dowlad goboleedka koonfur galbeed Hay`adaha deeq bixiyaasha iyo dadka muxsiniinta ah ee jecel in ay cawiyaan dadka darta yar bisha ramadaan in ay wax soo gaarsiyaan.