PROFF. MAXAMED CALI KALAAY AYAA WAX LAGA XUMAADO KU TILMAAMAY IN GUDOOMIYE KU XIGEENKA 2AAD EE B.F.S UU BEEGSADO DASTUURKA KOOFUR GALBEED IYADOO LAGA WEECANAYO DOWLAD GOBOLEEDYADA KALE.
Waxaa uu Profeysarka yiri hadalkan xili uu u waramayay Barnaamishka Kulanka Warsan, isagoo kaga hadlay waraysigaas arimo badan oo isugu jira sax iyo khalad oo ka socda Maamulka K.G.S.