WASIIRKA DASTUURKA K.G.S AYAA KA JAWAABAY HADALKII KA SOO YEERAY MAHAD CABDALLE CAWAD.
Hadalka wasiirka ayaa ahaa mid ka jawaabayay gefkii ka dhacay Xildhibaan Mahad cawad kaasoo uu ku sheegay in uu meel raaco la la’yahay dastuurka K.G ee uu yiri waxaa lagu qoray waddo qaldan iyadoo ay deeq bixiyayaasha u degdegayeen Kirismiska.
Waxaan warkaas warbaahinta u aqriyay Af-hayeenka Madaxtooyada K.G Nuuraddiin Yuusuf Abuukar.