Madaxweynaha JFS Maxamed C/laahi farmaajo ayaa kor meer ku tagay xeryaha ciidamada Xooga dalka ee Kuyaal Duleedka Mgaalada Muqdisho halkaas uu ku lahadlay qaar ka mid ah Ciidamada ku jiray Xeryahaas.Madaxweye farnaajo ayaa tagay xeradaBangala ee ciidanka Xooga dalka halkaas oo uu madaxweynuhu uu kormeeray qeybaha ay ka koobantahay xeradaas.Madaxweynaaha JFS Maxmaed C/laahi farmaajo ayaa sidoo kale kormeer ku tagay xerada Ciidamada ee Generaal dhaga badan halkaas oo uu tababar uga socdo Ciidamo kala duwan.Faraamajo ayaa qudbad kooban uu jeediyey ciidamada tababarkas ku jira waxa uu ku dhiri galiyey difaaca dalkooda.