Waxaa Muran Ka Taagan Qaabka Loo Wado Maamul usameynta Magaalooyinka Baydhaboiyo Baraawe Gaarahaana Maamulka loo Dhisayo Baydhabo
Shirar kala duwanoo ay yeelaneyaan Beelaha Qaareedegabaydhabowaxaa ay Cabasho Ka Muujiyeen Habka loo Wado Dhismaha Deegaan Doorashada Baydhabo Waxeyna QaarKood Sheegeen in Marna LaguQancin Donin Waxa Ay Wado Wasaarada Arimaha Gudaha ee Kgs Waa sida Ay Sheegeen
Waxaana Kolhore Lagudhawaaqey Maamul u sameynta Baydhabo iyo Baraawe Walina Lama Galinoo Hakad Ayuu Ku jiraa
Hadaba Sidee lagu XalinKaraa Qeylodhaanta Beelaha iyo Cabashooyinka Kasooyeereya Qaarkood Wasaarad aArimaha Gudaha sidee se Ku gudaGalikartaa Deegan doorashda Baydhabo waxaan Arintaasi Wax Ka weydiiney Aqoonyahan Fowzi Cabdinuur oo Baydhabo Ku sugan