{WARSANRADIO} Tartankan Ayaa waxaa sooqaban qabiyey ururka haweenka degmada Buur hakaba ee gobolka bay waxaana loo Qabtey illa Afar kooxoo Ka dhisan Buur hakaba wuxuuna socon doonaa mudo Afar Maalin Ah
Deeqa Maxamed nuur oo ah Gudoomiyaha ururka Haweenka degmada oo sooqabatey tartankan waxey sheektey iney Sababtutahay dhiirigalin ay u Samey so Dhalinta buurhakaba ku nool Waxeyna Ku faan tey iney tahay Gabadhii ugu horeysey ee Tartan ku bada cagta ah ay u qabato kooxooyin ka buur hakaba ka dhisan
In is dhexgal ay sameeyan dhalinyarada waa Wax aad u wanagsan loona bahanyahay in mar walba la garabTaagna do Dhalintasi Aysanugu Biirin Fikradaha Qaldan sidaTahriibka iyo u adeegsi ga Dagaalada sidaa WaxaaTiri Gudoomiye Deeqa Maxamed Nuur