[WARSANRADIO} Kulankaan oo lagu qabtay magaalada Baydhabo waxaa kasooqeebgalay Xildhibaano katirsankgs aqoonyahano malaaqyo iyo kuwo katirsan bulsha weenta reebaydhabo Ayaa waxaa looga hadlay hanaan ka Dastoorka sidii loo dardar gelini lahaa oo manta ay kadoodaayeen bulshad rayadka reer baydhao
Kulankaan waxaa soo qaban qaabisay dalada rayadka Somali South Central Non State Actors
Intii doodaas socotay ayaay dad kaasi ka doo deen qodobo dastoorka ku saab sanaa Dood dheer kadib
ayaa waxaa kahadashay luul isaaq aadan oo ah urarka rayadka Baydhabo.