{WARSANRADIO}Waxaa uu xildhibaanku sheegay in markii horaba ay gardaro ahayd in la abuuro khilaafka hadda taagan oo la iska horkeeno mudanayaasha dhexdooda iyadoo la ogyahay marxalada dadka soomaaliyeed ay ku jiraan iyo hoowlaha adage e horyaala golayaasha dowlada federaalka Soomaaliya.