Cabdiqaadir shariif sheekhuna oo ah gudoomiyaha baarlamaanka koonfurgalbeed ayaa Waxaa uu faahfaahin kabixiyay safarkiisa kuu ku yimid dalka sweden waxaana uu sheegay in safarkiisa uu ahaa ka qaybgalka shir soomaalida ay ku qabsato dalka sweden kaaso sanadkiiba mar la qabto.
Gudoomiyaha oo wareysi gaar ah siiyay wariye Maaxiye Cabdinur Yuusuf ayaa sidoo kala ka hadlay furitaanka baarlamaanta kg, sababta loo dooran waayay madaxweyne ku xigeenka KG Iyo sidoo kale qilaafkii baarlamaanka soomaaliya inuu saameyn ku yeeshay Iyo in kale.
Halkaan Hoose Ka Dhasgeyso.