SWEDEN — warsanradio.com— Xaflad soo dhoweyn balaaran oo loo sameeyey Gudoomiyaha Baarlamanka dowlad Goboleedka Koonfur Galbeed Soomaaliya
Mudane. Abdulkadir Sharif Shekhunaa oo ka dhacdey magaalada Gotenberg Sweden.
Xadladaas oo lagu soo dhoweynayey Gudoomiyaha , waxaa soo qaban qaabiyey urur dhaliyaro oo lagu magacaabo (Barbaarta Arlaadi) oo ka dhisan dalka Sweden .
Waxaa ka soo qeyb galey marti sharaf balaaran oo ka koobnaa , masuuliyin , aqoonyahano iyo dadweyne aad u fara badan oo runtii wajiyadooda kamuuqatey in aad ugu faraxsan yihiin soo dhoweynta masuulkaas. Waxa garadkii halkaas ka hadley waxaa ka mid ahaa.
1-Gudoomiyaha Ururka Barabaartii Arlaadi.
2-Mudane. Abdulahi Abdirahman Mad Kus
3-Gudoomiye . Xigeenka urur. Ibrahim Yanyurow
4-Ing. Adde
5-Chief Sagarey
6-Nacimo Isaaq
7-Dr. Adan Husien
8-Ibrahim kuuja
9-Abdirahman Miiji
10-Faysal Mohamud
11-Mahdi Sharif.
12-Abdirashid Siraaji
13-Bahja Ali beri
Ugu danbeyntii waxaa halkaas Qudbad iyo wargilin iyo guubaabo isugu jirta halkaas ka soo jeediney. Gudoomiyaha baarlamaanka Koonfur Galbeed Soomaaliya Sheekhunaa.
Xafladiina waxa ay ku soo dhamaadey si fiican oo ka soo qeyb galayaashi ay aad ugu riyaaqeen.
Filow Muqaal GoorDhaw