Waxaa guud ahaan dalka soomaaliya ka curtey xiliga gu,ga kaa soo inta badan lagu yaqaano in ay soo da,aan roobab mahiigaan ah.
magalada baydhabo ahna Xarunta ku meel gaarka maamulka koonfur galbeed soomaaliya ayaa Shaley galankii danbe ka bilowdey roobab ay ku diirsadeen dadka iyo duunyada.
shacabka ku dhaqan magaalada baydhabo ayaa mudooyinkii u dambeeyay ka cawanayeen xaalad biyo yari ah taaso inta badan ay saameen ay ku yeelatay shacabka ku dhaqan magaalada baydhabo.
Kuwaaso ay dhanka faryo ayku reben dadka bara kacyasha ah ayago halki ay horey u daganayeen ay kaga soo hayamen xalado ka jira dalka awgii,dadkani barakcyasha ah o isugu jira dumar iyo caruur .Ayado wali aykusii danbeyso deganadi ayka yimadeen.