{WARSANBAIYDHABO} BAARLAMAANKA KA HOR INTA AAN LAGU QAADIN MOOSHINKA BERI LOO BALANSANYAHAY.
Waxaa uu yiri Xildhibaan Dhalxa “Cimri,caqli iyo aqoon uma yara Prof. Jawaari uu ku garanwaayo shirqoolada loo maleegayo ee la doonayo in lagu dhaawaco sharfka iyo xushmadda uu dhaxlay Maxamed Sheekh Cusmaan Jawaari, labada jeer isku xigtay ee uu ku guulaystay Kursiga Gudoonka Golaha Shacabka”.