{WARSANRADOA} Magaala madaxda gobolka bakool ee xudur waxaa bilihii u dambeeyey laga dareemay ey kuleyl jiilaal iyo biyo yari saameysey dadka iyo duunyada waxaana xudur kusugan barakacayaal farabadan oo ka soo cararey dhamaan deegaanada gobolka bakool abaaro daran oo deegaanadas kudhuftey
Maxamed Aw Gooni Wariyaha Warsan oo Ku sugan Xudur Ayaan Ka warey saney