Subixii hore ee Maanta Qarax Loo adeegsadey Rimud Kontorol oo Lasaarey Maqaaxi Korkeed Ayaa ka dhacay xaafada wadajir ee magaalada baydhabo
Qaraxaasi Waxaa uu Sababey Qasaaro Dhimasho iyo dhaawac isugu jira oo soo gaarey dadkii Meesha ka ak dhawaa waxaana goobta ku dhimatey Gabar yar oo Meesha fadhidey halka labo kale oo mid ciidan uu yahay Dhaawac uu soo Gaarey
Cali Macalin Xuseen Gudoomiyaha Xaafada wadajir oo idaacada warsan u waramey waxaa uu sheegey in dad loo soo qabtey falkaasi dhacay ciidan kana baaritaano kale ay wadaan