{WARSANRADIO} Gudoomiyaha Degmada Qansaxdheere Cabdi Aadan Qooqane oo Sheegay in wali qansaxdheere ay wali helin roob biyo galiyay Waraha,dadkana ay u diyaar garoobayaan Beer abuur.
Hadalkan ayuu jeediyay Gudoomiyaha Degmada Qansaxdheere isagoo waraysi siiniyay Barnaamishka Kulanka Warsan ee Xalay.