KULAN LABA MAALMOOD SOCDAY OO LOOGA HADLAYAY ARIMAHA DASTUURKA OO BAYDHABO KU SOO GABAGABOOBAY.
Labadii maalmood uu kulankan socday waxaa looga doodayay Dastuurka qabya qoraalka Soomaaliya sidii loo dardargalin lahaa dhammaystirkiisa iyadoo ay kulanka kawada qayb qaadanayeen Wasaaradda Dastuurka KGS, wafdi ka socday gudiyada kala duwan ee qaabilsan Dastuurka ee uu hogaaminiyay Wasiir ku xigeenka wasaaradda Dastuurka DFS iyo Bulshada rayidka ah.