gudoomiyaha gobolka baay cali war dheere ayaa digniintaan u jeediyey dadka damaacigu kaga jiro dhul uu sheegey in ay ku jiraan gacanta maamulka gobolka baay cidii isku deyda iney takto dhulkaasi iska daaye iney iibsato uu sharcigooda la tiigsan doonaan gacan bir ahna ay ku qaban doonaan
lama garanaayo sababta dhabta ah ee ka dambeysa hadalkan kulul ee uu gudoomiyaha jeediyey waxaana si dhab ah loo ogeyn cida ay ku socoto digniinta ee damacsan dhulka uu maamulka ka digayo