Taliyaha ciidamada milatariga qeybta 60 aad general ibraahim yarrow oo baydhabo ku qabtey shir jaraa’id waxaa uu ka war bixiyey safar saraakiil uu hogaaminaayey ay ku tageen gobolka shabeelaha hoose oo maamulka koonfur galbeed
Ibraahim yarrow ayaa sheegey in xarun cusub ay dhawaan ka hir galin doonaan deegaanka carbiska kaas oo hoos imaan doona taliska qeybta 60 aad oo xarun u ah baydhabo
Dhawaan waxaa al shabaab weerar saf balaaran ah ay ku qaadeen xero ciidanka amisom ay ku lahaayeen deegaanka Buula mareer halkaa soo ay ku dileen ciidamo badan oo ka tirsan amisom
Taliyaha qeybta lixdanaad ayaa ka Hadley weerarkaas iyo qasaarihii uu dhaliyey