Cabdiraxman aadan ibraahim sate wasiirka maaliyada maamulka koonfur galbeed iyo wafid uu hogaaminaayey ayaa manta lagu soo dhaweeyey garoonka diyaaradaha ee shaati guduud
Waxaana wasiir satte maalmo shaqo ugu maqnaa dalka dibadiisa sida Kenya iyo magaala madaxda dalka ee muqdisho
Wasiirka maaliyada ayaa ka war bixiyey safarkiisa iyo kulamadii uu soo qaatey intii uu ku maqnaa dalka Kenya iyo muqdisho