Xasan Cabdi maxamed Wasiirka wasaarada warfaafinta iyo wacyi galinta kgs oo dib ugu soo laabtey magaalada baydhabo ayaa ka war bixiyey shirkii dhawaan ka dhacay magaalada muqdisho kaasi oo looga hadlaayey badqabka saxafiga iyadoo shirkaasi lagu marti qaadey dhamaan wasaaradaha maamul goboleedyada dalka iyo gobolka banaadir
Shirka oo socdey mudo laba maalin ah ayaa wasiir xasan iyo wasiiradii kale ee ka socdey wasaaradaha warfaafinta maamul goboleedyada waxey dibada uga soo baxeen shirkii oo socda iyagoo iyagoo sababtuna ku sheegey in ay ku qanci waayen wax yaabaha shirka lagu soo bandhigey
Wasiirka warfaafinta kgs xasan cabdi ayaa xarunta wasaarada warfaafinta kgs see baydhabo ku faah faahiyey shirkaas iyo sida uu ku soo dhamaadey