Kulan ay ka soo qeyb galeen odiyaal dhalinyaro iyo qeybaha kale ee beel ka tirsan beelaha dega kgs waxay ku yeesheen magaalada baydhabo ee gobolka bay
Ujeeda kulan kooda wuxuu ahaa mid ay kaga soo hor jeesteen xildhibaan ka tirsan baarlamaanka soomaaliya oo beeshooda u dhahsey kaasi oo u taagan tartanka gudoomiyaha baarlamaanka soomaliya
Dadkii meesha ka Hadley ayaa musharaxa ku eedeyey inuu yahay mid aan u qalmin xilka gudoomiyaha baarlamaanka sheegeena in beesha dhexdeeda mudadii uu xilka xildhibaanimo haayey in dhibaato badan uu ka dhax dhaliyey was= sida ay sheegeen
Maan ayey aheyd markii musharaxiinta u taaagan xilka gudoomiyaha baarlamaanka soomaliya ay khudbadahooda ka hor jeediyeen xildhibaanada baarlamaanka fadaraalka soomaliya