Faisa cabdinuur isaaq waa 16 jir meyd keeda laga heley xaafada mursal ee magalada baydhabo waxaana mudo afar bilood lagu baadi goobaayey magaalada baydhabo iyadoo reeraheeda ay meelo badan u tageen radin teeda.
Aabaha dhaley gabadha geeriyootey ayaa ka sheekeeyey sida gabadhiisa u idhamatey iyo mudadii ay raadinteeda ku jireen wuxuu intaa raaciyey in gabadhisa uu diley in ka tirsan ciidanka taraafikada baydhabo oo mudada afarta bilood guri ku heystey.