Home WARARKA MAANTA DHAGEYSO:-Wasiirka Maaliyadda oo sheegay in dhowaan la soo daabacayo lacag cusub Shillin Soomaali ah April 29, 20180 Wasiirka Maaliyadda Dawladda Soomaaliya Dr. C.raxmaan Ducaalle Bayel ayaa maanta qabtay shirkii Billaha ahaa, Kaasi uu uuBulshada ugu faahfaahiyo waxyaabihii u qabsoomay.