Maxamed Mursal Sheekh C/raxman Ayaa ku Guuleystey gudoomiyaha baarlamaanka soomaliya ka dib doorasho waqti qaadatey oo uu la galey 10 musharax isagoo wareegii u dambeeyey tar tan xiisa leh dhex martey gudoomiyaha la doortey iyo xildhibaan ibraahim yarow isaaq 147 ayuuna kaga guuleystey musharax ibraahim yarow oo keeney 118 cod
gudoomiyaha cusub ee la doortey maamed mursal sheekh c/raxmaan ayaa u mahad celiyey dhamaan xildhibanada doortey iyo kuwii aan dooran wuxuuna ka codsadey iney la shaqeeyaan .