1 may waa maalinta shaqaalaha aduunka dhamaan aduunka waxaa looga dabaal degaa munaasabada maalintaas maamul goboleedka kgs ayaa diyaar garow fiican ugu jira dabaal dega 1 may
Wasaarada shaqada iyo shaqaalaha kgs ayaa ku dhawaaqdey fasax ku aadan maalinta shaqaalaha aduunka waxeyna sheektey in dhamaan xafiisyada dowlada fasax yihiin .
Wasiirka wasaarada shaqada iyo shaqaalaha kgs rooble sheikh xasan oo wareysi siiyey idaacada warsan wuxuu sheegey in wasaaradiisa maalinta shaqaalaha ay xusi doonto isla markaana wax badan ay ku soo bandhigi doonaan goobta ay ku weyneyneyaan munaasabadaas