Kulankaan waxaa ka soo qeyb galey xildhibaano odiyaal dhalinyaro iyo haween kuwaa soo isugu imaadey hambaliyo ay u direyaan gudoomiyaha cusub ee shaley loo doortey inuu hogaamiyo baarlamaanka soomaaliya.
waxaa madasha soo agaasimey ururka haweenka gobolka baay gaar ahaana gudoomiyaha ururkaas marwo muraayo ibrahim
odiyasha iyo xildhibaanada kulanka ka soo qeyb galey ayaa dhamaan tood hadal kood u badnaa hambaliyo iyo dar daran ay u direen gudoomiyaha cusub ee baarlamanka soomaliya mudane maxamed mursal sheekh c/raxmaan
shaley ayey aheyd markii doorasho ka dhacdey xarunta golaha shacabka gudoomiye loogu doortey maxamed mursal sheekh c/raxmaan inuu hogaamiyo baarlamaanka soomaaliya illaa sanada 2021.