kulan kaan ay soo qaban qaabisey ururada bulshada rayidka ee marki la soo gaabiyo loo yaqaano soswenza ayaa u jeed kiisu wuxuu ahaa mid looga hadlaayey doorashada dhici doonto 2020 iyo doorka ay ka qaadan karaan haweenka soomaaliyeed gaar ahaana haweenka kgs .
kulanka waxaa ka soo qeyb galey wasiirada haweenka iyo xuquuqul insaanka kgs nafisa xaaji aarmiye gudoomiye ku xigeenka degmada baydhabo aadan carab iyo haween ka kala socdey jaamacadaha iyo warbaahinta ku yaala magaalada baydhabo .
luul isaaq soswenza ka tirsan kulankana soo qaban qaabisey waxey sheektey in haweenka looga baahan yahay in door muhiim ah ay ka qaataan doorashada dalka ee soo socoto .