Waxaa faah faahin dheeraad ah laga helayaa qarax Miino oo galabta ka dhacay degmada Wanlaweyn ee Gobolka Shabeellaha Hoose, gaar ahaan Aargada Muuri.
Wariyaha Gobolka Shabeellaha Hoose Gaar Ahaana Degmda Wanlaweyn Ayaa Ka War Bixisey Qaraxaasi iyo Khasaaraha uu Geystey .