Madaxweynayaasha maamul Goboleedyada Hiirshabeele Maxamed CabdiWaare,Jubbaland Axmed Maxamed Islaam Axmed madoobe iyo Galmudug Axmed Ducaale Xaaf ayaa soogaaray Magaalada baydhabo, iya doo Garoonka Diyaaradaha Shaati Gaduud uu kusoodhaweeyay Madaxweynaha Maamul Goboleedka K.G.S Shariif Xasan SheekhAadan, Xubno Katirsan Labada Gole iyo Bulshada KoofurGalbeed soomaaliya.
Qaybta Nasahada aygoo u warameen warfidiyeenka iyagoo ka warbixiniya Madasha labaad ee Golaha Wadatashiga Maamul Goboleedyada Soomaaliya.