{WARSANRADIO} Madaxweynaha Martida lo yahayee KGS Shariif Xasan Sheekh Aadan ayaa furay kulanka ka dibna waxaa uu kuwareejiyey Gudoomiyaha Golaha Iskaashiga Dr Cabdiwali Maxamed Cali Gaas.
Waxaana uu Gudoomiyaha Golaha Iskaashigaa hna Madaxweynaha Puntland Cabdi Wali Maxamed Cali Gaas waxaa uu kasheekeeyey aasaaska Golaha iyo In ay Shir kan Golaha Baydha boug u Furmay in muhuum u leeyahay Shacabka Soomaaliyeed.
Madaxweynaha Maamul Goboleedka Jubland Axmed Maxamed Islaam Axmed Madoowe iyo Kan Hirshabeele Maxamed Cabdi Waare ayaa aya guna Furitaan ka Shirkanka Hadley.
Shirkan Maanta Baydhabo ka furmayayaa ah kii 2 aad waxaana kikoowaad kasoofurmay Magaalada kismaayooo ah halkii Golaha lagasoo Dhisay Gudoomiye naloogu Magacaabay Abdi waliMaxamed Cali Gaas.